Maayarka Cusub Ee Boorama Oo Ka Hadlay Xadhiga Dhalinyarada Ku Dabaal Degaysay Calanka Soomaaliya

0
Sunday June 27, 2021 - 08:42:42 in News by
  • Visits: 3103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka Cusub Ee Boorama Oo Ka Hadlay Xadhiga Dhalinyarada Ku Dabaal Degaysay Calanka Soomaaliya

    Maayarka Cusub Ee Boorama Oo Ka Hadlay Xadhiga Dhalinyarada Ku Dabaal Degaysay Calanka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka Cusub Ee Boorama Oo Ka Hadlay Xadhiga Dhalinyarada Ku Dabaal Degaysay Calanka Soomaaliya

Boorama(HWN):-Maayarka cusub ee magaalada Boorama ayaa ka hadlay xadhiga ay xukuumadu u gaysatay dhalinyarada ku dabaal degayey calanka Soomaaliya ee laga qabqabtay xarunta gobolka Awdal.
May be an image of 1 person, beard and eyeglasses


Maayarka cusub ee magaalada Boorama waxa uu sheegay inaan dhalinyaradaas laga aqbalayn falal ka soo horjeeda dawladnimada somaliland, isaga oo xusay in talaabada lagu xidhay aanay waxba yeelayn xoriyatul qawlka ka jira dalka, waxaanu yidhi maayarku:

"Somaliland waa meelaha ugu xoriyatul qawlka sarayeeya, laakiin markay noqoto arrin wax yeelaya qaranimada, waxay noqonaysaa in gacan bira wax lagaga qabto, dhalinyarada shalay la xidhayna laga ogalaanmaayo in calanka Soomaliya lagaga debaaldego Somaliland".
Maayarka cusub ee Boorama.

Loading...
Loading...