Maxaad ka taqaanaa "Gorgorka?

0
Saturday June 26, 2021 - 10:04:40 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaad ka taqaanaa "Gorgorka?

    Markuu gorgorku gaaro da'da afartan, ciddiyaha ayaa aad u dabco lumiyanana awoodooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markuu gorgorku gaaro da'da afartan, ciddiyaha ayaa aad u dabco lumiyanana awoodooda


Gorgorku wuxuu noolaadaa illaa (70 sano), laakiin markuu gaadho da'da afartanka waa inuu sameeyaa go'aan aad u adag, muxuu sameeyaa ????

Markuu gorgorku gaaro da'da afartan, ciddiyaha ayaa aad u dabco lumiyanana awoodooda taasoo ka hor istaagto inuu sidii la rabay wax uga qabtaan ugaarsigiisa kaas oo ah isha uu ka helo cunnadiisa.
Markey arintaas timaado Gorgorku waxuu sameeyaa Mawqif adag oo ah inuu kala Xulasho inuu is dhiibo oo dhimasho isu diyaariyo ama inuu maro nidaam aad u xanuun badan oo ah 150 maalmood oo uu isbeddel ku sameeyo noloshiisa.


150 maalmood maxuu sameeyaa?
Aan aragno, walaalahayow, waxyaabaha cajiibka ah ee ilaahay ku abuuray abuuristiisa
* Nidaamku adag waa in Gorgorku uu dambe waa in Gorgorku uu u duulo buurta dusheeda halka buulkiisu/Buulkeeda yaalo!!!

* Marka hore Gorgorku wuu Jilifta adag ee afkiisa ku dhagan ku garaacaa dhagaxa ilaa uu ka jabiyo Marka labaad, markii qalliinka dhammeeyo, wuxuu sugaa inta uu afkiisu ka soo baxayo mar labaad.
Qalliinka labaad waxuu jajabiyaa ciddiyaha markii uu jabiyo cidiyihiisa kaddibna wuxuu sugaa inta ey mar kale ka soo korayaan.

Kaddib wuxuu rujiyaa baalashiisa oo dhan, Kaddibna inta mid curdan ah uga soo baxayaan ayuu sugaa.
Muddo shan bilood ah ayeey ku qaadataa soo afmeerida camaliyadaa xanuunka badan. Shan bilood ka dibna, Gorgorku waxuu mar kale cirka isku shareeraa sidii iyadoo mar labaad dhalatay. Hadduu wadku daayana waxeey ciddiyahaas iyo baalashaas u sahlaan inuu Soddan Sano oo kale si xayi ah ugu sii ugaarsado!!!.
Dulucda Sheekada. Mararka qaarkood waxaad u baahan tahay inaad u dhabar adaygto maritaanka xilli adag si aad mar labaad dib ugu ga istaagto halkii aad ku kuftay.

W/Q/ Saciid Waxgarad


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...