Dawlada Kenya Oo Shaacisay Sababta Ay Ujoojisay Diyaaradaha Somaliya Ee Tooos Uga Degi Jiray Nairobi

0
Sunday May 12, 2019 - 08:17:14 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 4242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Kenya Oo Shaacisay Sababta Ay Ujoojisay Diyaaradaha Somaliya Ee Tooos Uga Degi Jiray Nairobi

    Dowlada Kenya ayaa sheegtay in sababo amni ay u joojisay diyaaradaha rakaabka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in sababo amni ay u joojisay diyaaradaha rakaabka

ee ka baxay garoonka Aden Cadde oo si toos ah uga caga dhiganayay magaalada Nairobi.



Sida ay daabacday universaltv Diyaaradaha Rakaabka ayaa hada mari doona garoonka diyaaradaha ee magaalada Wajer si loo baaro ka hor inta aysan u duulin magaalada Nairobi.


Wasaarada Amniga gudaha Kenya ayaa ilaa iyo hada wax war ah ka soo saarin xanibaada duulimaadka tooska ahaa ee Jimcihii shalay dhaqan Galay.


Balse agaasimaha waaxda badbaadada duulimaadka Kenya Captain ayaa tilmaamay in arintaan ay la xiriirto sababo Amni.

Wuxuu sheegay in xanibaadan ay socon doonto ilaa 9 August xiligaas oo dib u eegis lagu sameyn doono in xanibaada la qaadayo iyo Inkale.


Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in arintaan aysan la xiriirin sababo amni balse ay tahay mid siyaasadi ay ka Danbeyso.

Loading...
Loading...