Doorashadii Dhamaatay, Shaqo Maa U Dareertaan.

0
Thursday June 24, 2021 - 11:33:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadii Dhamaatay, Shaqo Maa U Dareertaan.

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM {A.S.C.W.R.W.B]

Tu khaas ahana bahda H/W iyo akhristayaasheeda.


Somalilaan qabanqaabada doorashadii qabsoontay 31kii May 2021kan,waxay ku soo jirtay mudo dheer ooy wax kalo badan qaban lahayd,



Tacab iyo tamar badan ayay gelisay wakhtina wuu ku khasaaray.


Sikastaba ha u dhacdee way ka soo gudubtay si fiican bayna ku dhamaatay marka loo eeggo mandaqadan aynu ku noolay.


Haddaba ma dhawr sano ayaynu ku jiraynaa sheekada doorashadii dhacday iyo ururada ha la furo,


Mise meeshaynu ka kacnaayoo waynu ka faa;idaysana doorashadaynu soo gashay ee aynu ku faanayno,


Waxay nala gudboon hawlo culus oo horteena yaala degdegna ka tabaabulshaysi ugu baahan.


Dalalka deriskeena doorashooyinba ka socda ,qaar qabsoomay iyo qaar soo dhawba.

Haddii ay ku soo dhamaadaan nadaam fiican teena waa lagu iloobayaa.


Markaas intaan lagu dhawaaqin kuwaa aan u jeedo,maydin ka kici Meesha,aduunyadana maydin u shaqo tegi.


Ismail Abdillahi Handuleh.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...