Barnamijka Ma Ogtahay ( Part 3 )

0
Thursday June 24, 2021 - 09:26:04 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnamijka Ma Ogtahay ( Part 3 )

    ma ogtahay ukunta in ay ka koobantahy vitamin walba marka laga reebo vitamin C !.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ma ogtahay ukunta in ay ka koobantahy vitamin walba marka laga reebo vitamin C !.


May be an image of text


1. ma ogtahay roobka waxaa ku jira ama uu ka koobanyahay vitamin B12!.

2. ma ogtahay casiirka cabitaanka in uu 5 jeer ka waxtar badanyahay sharoobada qufaca sidoo kale wuxuu ka hortagaa qabowga iyo qiiqa!.

3. ma ogtahay kaarootada in ay ka koobantahy 0% dufan/cayil.

4. ma ogtahay qajaarka 96% waa biyo!.

5. cabista shaaha madoow wuxuu ka hortagaa waxyeelada sigaar cabista!.

6. ma ogtahay si loo soo saaro hal rodol oo malab ah hal shinni waa in ay booqataa 2 million oo ubax ah!.

7. ma ogtahay xerashada headphones-ka kaliya hal saac in ay siyaadineyso bakteeriyada dhegtaada ku jirta 700 jeer!.

8. ma ogtahay ukunta in ay ka koobantahy vitamin walba marka laga reebo vitamin C !.

9. ma ogtahay cunista shukulaatada waqtiga waxbarashada ama goorta aad wax baraneyso waxay maskaxda ka caawisaa in ay hayso macluumaadka!.

10. ma ogtahay ilkaha waa sida faraha oo kale, ilig walba waa mid khaas eh sida far walba khaas u tahay, ilig walbana waxa uu leeyahay tongue-print u gaar ah sida far wlba ay u leedahay fingerprint u gaar ah!.

11. ma ogtahay tufaaxu wuxuu ilkaha ka caawiyaa in ay ka nadiifiyaan huruuda ama jaalaha isagoo ka dhigaya sida dabiiciga ah!.


Mohamed Ali Waasuge

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...