Cilmi Nafsi wax badan aadka faa'iidi doonto

0
Thursday June 24, 2021 - 09:03:06 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cilmi Nafsi wax badan aadka faa'iidi doonto

    Cilmi Nafsigu Waa Wax Qofku Isagu Iska Dhaadhiciyo Bal Aqri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cilmi Nafsigu Waa Wax Qofku Isagu Iska Dhaadhiciyo Bal Aqri



1 dumarku waxay jecelyihiin inay ku noolaadaan nolosha lagu jilo filimaanta laakiin taa bedelkeeda waxay ku noolaadan nolol adag

2 dadka hab fikirka sareeya had iyo jeer waxay jecelyihiin inaay keenaan fikir dadka ka duwan

3 dadka caqliga badan waxay jecelyihiin inay kaligood meel cidlaa la fadhiistaan

4 dadka wanaaga u saaxiibka ah waa kuwa markasta ku noolaada nolol xun

5 ma ogtahay dadka caawiya dadka ee naxariista badan waa kuwa wajaha caqabafaha nolosha

6 aduunKan waxaa kugula nool dad guul siday u raadinayaan dhinta

7 ma ogTahaY dadka ugu talada wanaagsan aduunka ee taladooda meel lagu gaadhay ay iyaga dabaqad hoose ku nool yihiin.



W/Q/ Nimcaan Axmed


Qodobkee kusoo jiitay ama noloshaada khuseeya

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...