Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadashay 23 Dacwadood Oo Musharixiini U Gudbisay

0
Wednesday June 23, 2021 - 15:22:21 in News by G. Good
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadashay 23 Dacwadood Oo Musharixiini U Gudbisay

    Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadashay 23 Dacwadood Oo Musharixiini U Gudbisay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Ka Hadashay 23 Dacwadood Oo Musharixiini U Gudbisay


Hargeysa(HWN):-Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Adan Xaaji Cali, ayaa sheegay in maanta ay bilaabeen dhagysiga 23 dacwadood oo musharixiin uso gudbisay.

Lis Dairy



Guddoomiyaha ayaa sheegay in 25 cabasho soo gaadheen markii hore lakin ay laba kamid ahi ka noqdeen dacwadooda

Musharixiintan dacwadaha gudbiyay, ayaa ah musharixiintii aan ku qancin natiijadii doorashada.

Ka garnaqa dacwadahan ayaa bilaabmay maanta sida uu sheegay gudoomiyaha maxmada sare.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in kadib marka lagu dhawaaqo, natijada rasmiga ah ee doorashada uu madaxweynaha Somaliland muddo 30 cisho gudahood ah iskugu yeedhi doono golaha wakiilada.

Maxkamada sare, ayaa ka garnaqaysa dacwadaha ay soo gudbiyeen musharixiintii aan ku qancin natiijadi hordhaca ahayd ee doorashooyinka.

Loading...
Loading...