War Degdeg Ah: Xisbiga UCID Oo Xil Kaqaadis Ku Sameeyay Siyaasi Ramaax

0
Wednesday June 23, 2021 - 12:27:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Xisbiga UCID Oo Xil Kaqaadis Ku Sameeyay Siyaasi Ramaax

    War Degdeg Ah: Xisbiga UCID Oo Xil Kaqaadis Ku Sameeyay Siyaasi Ramaax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Degdeg Ah: Xisbiga UCID Oo Xil Kaqaadis Ku Sameeyay Siyaasi Ramaax

Hargaysa (HWN) Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa xilkii iyo xubinimadii xisbiga ka qaaday xoghayihii Arrimaha gudaha Xisbiga Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax.




Xisbigga ayaa xilkaasi ramaax laga qaaday u magacaabay Siyaasiga Caanka ah Ee Baashe Cabdi Gaboobe .


Xilka qaadista Siyaasi Ramaax ayaa timid kadib markii shalay uu ramaax ka soo horjeestay isbahaysiga xisbiyada Mucaaradka Somaliland ay samaysteen, kadib markii ay ku guulaysteen aqlabiyada Golaha Wakiilada Somaliland.



Warkan Oo Muuqaala La Soco Goordhaw

Loading...
Loading...