Jidka Wayn Ee Udhaxeeya Berbera Iyo Hargaysa Oo Xaniban Iyo Sababta

0
Wednesday June 23, 2021 - 11:59:33 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jidka Wayn Ee Udhaxeeya Berbera Iyo Hargaysa Oo Xaniban Iyo Sababta

    Jidka Wayn Ee Udhaxeeya Berbera Iyo Hargaysa Oo Xaniban Iyo Sababta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jidka Wayn Ee Udhaxeeya Berbera Iyo Hargaysa Oo Xaniban Iyo Sababta

Hargaysa (HWN) gaadhi xamuula oo ah nooca loo yaqaan sam trail, ayaa kala xidhay wadada isku xidha Berbera iyo Hargeysa gaar ahaan dooxa Darigodle.


gaadhigu buudhigii uu jidaayay (intiisadambe) oo sibidh saaranyahay ayaa dhexda ka kala leexday oo wadadu halkay dooxa ka gasho isku balaadhiyay, iyada oo taayirada danbena uu kala dhacay buundada dooxa, halka gaadhiga intiisa horena bundad dhinaceeda kala ka laalaado.



goob yar oo banaan oo doox ah ayay gaadiidka yar yari dirqi ku marayaan, gaadiidka intii kale waa xanibanyihiin.



Maamulka Gobolka Saaxil ayaa sheegay in halkaas uu gurmad ku soo jihaysan yahay.




Loading...
Loading...