Kelidaa Ismoodkiyo,Kama Iyo Ismoodsiis,Kodayare Ma Kaa Riday.

0
Wednesday June 23, 2021 - 10:01:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kelidaa Ismoodkiyo,Kama Iyo Ismoodsiis,Kodayare Ma Kaa Riday.

    W/Q: Ismail Abdillahihanduleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahihanduleh. BISMILAAHI ALRXAMAA ALRAXIIM [A.S.C.S.R.W.B],TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.


Lis Dairy

KUMISHANIYO XUKUMADA,KAALIN FIICAN GUDATOO,

KOR U QAADE QARNKEENA,KARAMANA MUDANTIINE,

KAFTANBASE SOO BAXAY,KULMIYE GAAR U LEEYAY,

KALKANI WAYDIN SEEGTAYO,KAAYAHINI NOQONWA.

KARIS XUNBANTA AWGEED,KULMIYAA KU QADAYO,

KEENADOO LA TAAGIYO,KIBIRKII BILAASH NOQOY,

HADDAAD KAADSAN WEYDAANA KOB CAAR LEH,

KU BARIISAN MAYSAAN, KITAABKII CAGAARANA,

KU LAABTO AKHRIYA OO,KOLKALEETO DIBU FURA,

KAYNAANADAA DHEERE,KUFTEE WAYDIN SARE KICI,

KALSOONIDA DADWEYNA,KORODHSADA INTI DHIMAN,

KUWAN AYDIN TEBAYSAAN,KASBADOO KU DHIIRADA,

KEENTA IYO HOO MOOYEE,KAALMO MA LEH SIYAASADI,

KUD KA GUUR QANJO U GUUR,KACA KUFYAYNA NOQONO,

KAADSIINYO KAYD DHALE,KURBO KALUUN INAGA JIRA,

ISMAIL ABDILLAHIHANDULEH.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...