Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Eedaymaha La Xidhiidha Doorashada Ee Loo Jeedinayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Eedaymaha La Xidhiidha Doorashada Ee Loo Jeedinayo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani
Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa xoghayaha guud ee xisbiga Waddani u soo jeedisay inuu iska dulqaado eedaymaha loo jeedinayo ee la xidhiidha inuu faragelin ku sameeyey musharixiinta xisbiga Waddani uga tartamayey gobolka Maroodijeex iyo degmada Hargeysa.
Wasiir ku xigeenka Maaliyada Muuse Ibraahin Salaf oo la hadlayey xoghayaha Waddani iyo eedaymaha loo jeedinayo ayaa waxa uu yidhi " Xoghaye Khadar isaga ayey eedo badani dul hoganayaan oo dad badani leeyahay doorashada wuu fara fareeyey, eedahaas dulsaaran meel hayska dhigo”
Loading...
Loading...