Dumarka Somaliland Way Guulaysteen, Diinta, Dhaqanka, Distoorku Iyodawladda Oo Kasoo Horjeedda.

0
Wednesday June 23, 2021 - 09:28:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dumarka Somaliland Way Guulaysteen, Diinta, Dhaqanka, Distoorku Iyodawladda Oo Kasoo Horjeedda.

    W/Q: Baashe Curi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Baashe Curi

Su'aal baan ku bilaabayaa reer Somaliland ah HORTA UGU HORAYN DUMARKU WAA QOLOMA??? Anaa ka jawaabaya oo dumarku waa QOLO walba : MAR WAA HOOYO, MARNA WAA INANTAADII, MARNA WAA WALAASHAA, MARNA WAA XAASKAAGII HADANA WAXBA DHAQAN AHAAN, DISTOOR AHAAN DAWLAD AHAAN WAA LA DAKOORAA Xitaa Dakoorka waxaa u dheer yasid KASOO jeedda Casrul jaahiligii oo ah nafaqaynta: Somalia Cuntadooda waa hilib iyo Caano illaa MAANTA hilibka badh aan raggu cunin iyagoo weli yasaya dumarka, dumarku waxay noqdeen 'ISMA OG' oo waxaa KALA soocay qabaail iyagoon wax wadanka aan waxba looga ogolayn : WAA NAWIYO IYO NAGAAD IYO GAAROODI IYO JAW IYO JAAQ MIIDHAN, Waxaan ku odhan LAHAA dumarka ( stand up for your right). DOORASHOOYINKA ha ka qayb qaadanina illaa Kooto la idiin xidho Baarlamanada, iyo mudanayaasha Dawladbaa hoose waayo ragga reeraha sheegtaa WAXAY RUMAYSAN YIHIIN NAAGI IMAAM NOO NOQON MAYSO OO NAAG DOORANMAYNO, WAXAY RUMAYSANYIHIIN ' NAFTA WAXAAD U YAABTAA MARKAAD NAAGO BARIDAA'. DISTOORKU SOMALILAND WAXBA IDIINKUMA QORNA AA LEEDIHIIN, HADDII LA FURO DADBA YIDHI SUMADDII GEELAYAGAA KU TAAL oo waan qarinaynaa. Madaxweyne Muse wuu idin khiyaameeyey, film hindi buu idiin metelay wuxuu idiin sameeye QAWDA MAQASHII WAXNA HA QABAN. XUKUUMADDA KULMIYE BAARLAMAANKA IMISA ARIMOOD BAY LAALUUSH MOSSION KU SOCODSIISAY TII DUMARKANA KOOTADOODII SOO DIIDA AYEY HOOSTA KA RAACISAY. IMIKA FARATOON OO BUKAANA OO SIDA ( SWITCH) LOO ISTICMAALI DOONO (ON/OFF) AYAA GUDOOMIYE BAARLAMAANKA LOO SOO WADAA SIDII BASHE LOO ISTICMAALI JIRAY. INTA (ELITE) SIDAN AHI OO FIKIRKOODU UU AAD HOOSEEYAA WADANKA HOGAAMINAYAAN SOMALILAND KOB-CAGAAR-LEH KASOO DURDURINMAYSO, SOMALIA GAR KAMA HELI KARAAN VISSION MA LE, ICTIRAAF MA KEENI KARAAN WAAYO CAWRADOODII IYO FOOLXUMADOODII BAY SHACABKA REER SOMALILAND KA QARSAN KARI LA YIHIIN, OO LACAGTII CASHUURTA AYEY DARIIQYADA LA TAAGAN YIHIIN, WAAR MADAXWEYNE FULE XANTII MA MOOGA EE ISLA YAABA OO LAALUUSH KA JOOJIYA. AYAAN DHAW SIDA JAGIDA AYAA HUBAAL LA IDIIN GURAYAA, XAGGII LOO BADNAA BAA QABANAYSAAN. SHACBKUNA REER HEBEL BEENBEENA BAY ISKA DABA NASHLEE YIHIIN.



SEDDEX ARIMOOD OO DUMARKA SOMALILAND GAADHEEN BAA MUUQDA IN AAN WAX A LOO OGOLAYN BAY DHAB U ARKEEN MARKAY IS SHARAXEEN, MAY DHICIN EE WAY GUULAYSTEEN HADDAY ISU FOODEEN IN LA RIDAYNA U DHAW,. WAA INAY KU SANDULEEYAAN KOOTO, IMIKINA BAARLAMAANKA LOO OGOLAADO XISBI WALBA TODOBA AAN GOAANADA KA QAYB QAADANAYN OON FOODAYN LAAKIIN TABAABAR AHAAN 5 SANO FADHI WALBA UGA QAYB QAATA, FADHI WALBA GUNNO LA SIIYO U QALANTA, HADDII ARINKAA LAGA DIIDO WAA I AANAY FOODADKA KA AANAY KAQAYB QAADAN OO DIIDA AN WADANKA INTA XUQUUQDOODA LOO OGOLAANAYO.


BASHE CURRI

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...