Somaliya Oo Lagu Daray Liis Madaw Oo Ay Soo Saartay Qaramada Midoobay

0
Wednesday June 23, 2021 - 08:39:36 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Somaliya Oo Lagu Daray Liis Madaw Oo Ay Soo Saartay Qaramada Midoobay

    Somaliya Oo Lagu Daray Liis Madaw Oo Ay Soo Saartay Qaramada Midoobay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliya Oo Lagu Daray Liis Madaw Oo Ay Soo Saartay Qaramada Midoobay

Waddamada Soomaaliya, Congo, Afghanistan iyo Syria ayaa safka hore ka galay goobaha ay carruurtu ku jiraan khatarta ugu badan dunida, sida ay sheegtay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Carruurta.


Waddamadaas ayey ka dhacaan ku dhowaad 60% dhammaan xadgudubyada loo gayst carruurta ee caalamka oo dhan, waxaana ay ku jiraan liiska madow ee sanadlaha ah ee ay soo saartay QM.



Warbixintan oo ay daabacday VOA-du  ayaa lagu sheegay in xadgudubyadii ugu badnaa ee dhacay 2020-kii ay ahaayeen u adeegsiga caruurta ee askar ahaan iyo dilka caruurta.

Loading...
Loading...