Cabdi Xaashi oo soo saaray digniino culus kadib Awooda farmaajo Isticmaalayo

0
Wednesday June 23, 2021 - 07:38:00 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Xaashi oo soo saaray digniino culus kadib Awooda farmaajo Isticmaalayo

    Aqalka sare waxay sheegeen inay ka war hayaan shuruuc Golaha Shacabka oo shuruuc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqalka sare waxay sheegeen inay ka war hayaan shuruuc Golaha Shacabka oo shuruuc


Gudoomiyaha golaha aqalka sare ee soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxa uu soo saaray warsaxaafadeed digniin ubadnaa.

Cabdi Xaashi ayaa sheegay in ay jiraan shuruuc lagu dhaqan gelinayo si aan waafaqsaneyn Dastuurka dalka isagoo sheegay in ay taasi ka digayaan.

 

Aqalka sare waxay sheegeen inay ka war hayaan shuruuc Golaha Shacabka oo shuruuc ugudbiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Cabdi Xaashi ayaa lix wareegto oo si sharci daro ah uu sheegay in Farmaajo loogu gudbiyey ay kasoo horjeedaan hadii aysan taasi la imaan isku xirnaan iyo wada shaqeyn labada baarlamaana aysan waxba hagaagi doonin.





 

Loading...
Loading...