XOG: Jadwalka Doorashada oo la ogaaday & qaabka Rooble uu rabo

0
Wednesday June 23, 2021 - 07:26:27 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG: Jadwalka Doorashada oo la ogaaday & qaabka Rooble uu rabo

    5 August – 10 September (Doorashada Gollaha Shacabka Baarlamanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

5 August – 10 September (Doorashada Gollaha Shacabka Baarlamanka


Warar Horudhac ah oo laga soo xigtay ilo muhiim ah ayaa Warqaad usheegay in ay jiri karaan isbadel dhici kara balse sidaan ayaa la qorsheeyey.

Jadwalka doorashada Labada Aqal ee Baarlamanka.

June 24 – July 7 (Tababar, habraaca doorashada, arimaha farsamo iyo jadwalka ).

July 7 – 20 July (Diyaar garoowga doorashada Aqalka Sare iyo diyaarinta goobaha doorashada Gollaha shacabka, iyo tababarida howlwadeenada.

July 23 – 30 July (Doorashada Aqalka Sare Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya).

 

5 August – 10 September (Doorashada Gollaha Shacabka Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya).

10 September – 20 September (Xalinta khilaafadka).

 

25 September – Dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federalka

 


Loading...
Loading...