Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ceeb Ku Tilmaamay In Faysal Cali Waraabe 20 Sanno Umada Hortaagnaado

0
Tuesday June 22, 2021 - 17:41:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ceeb Ku Tilmaamay In Faysal Cali Waraabe 20 Sanno Umada Hortaagnaado

    "waxanu xussay in ay Dimuqraadiyada ceeb ku tahay in laba jeer wax ka badan uu qofka hoggaanka u hayo Xisbi Qaran."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxanu xussay in ay Dimuqraadiyada ceeb ku tahay in laba jeer wax ka badan uu qofka hoggaanka u hayo Xisbi Qaran."

Hargeysa-(HWN) Siyaasi Cabdilaahi Darawal oo ka mid ah Siyaasinta waaweyn ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku baaqay in la furo ururrada Siyaasida .


Cabdilaahi Darawal ayaa sheegay in ay ceeb tahay in guddoomiye Faysal dadka hortaagnaado muddo labaatan sanno ah, waxanu xussay in ay Dimuqraadiyada ceeb ku tahay in laba jeer wax ka badan uu qofka hoggaanka u hayo Xisbi Qaran.



Siyaasi Faysal Cali Waraabe ayaa tan iyo markii xisbiyada Somaliland la aasaasay oo laga joogo muddo labaatan sanno gaadhaysa horfadhiya xisbiga Ugu da'da wayn Somaliland ee UCID

Loading...
Loading...