Cabdifataax Maxamuud Walaaleeye Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cabdiwaraabe.

0
Saturday May 11, 2019 - 22:56:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdifataax Maxamuud Walaaleeye Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Xaaji Cabdiwaraabe.

    Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Columbus Ohio Cabdifataax Maxamuud Cali Walaaleeye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Columbus Ohio Cabdifataax Maxamuud Cali Walaaleeye

waxa uu Tacsi u dirayaa goleyaasha Wakiillada, Guurtida, Madaxda dhaqanka, Waxgaradka, Waayeelka, Qoyska, Ehellada, qaraabadda iyo guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Xaaji Cabdikarriim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe).



Cabdifataax Walaaleeye ayaa sidoo kale, Tacsi udiray Xaasaskii iyo Ubadkii uu ka tagay Alle ha u naxariistee Marxuum Xaaji Cabdikarriim Xuseen


Gudoomiyuhu waxa uu Marxuum Cabdi Waraabe ku siffeeyay Astaantii Nabadda ee gayiga soomaaliyeed.


Wuxuu ahaa Nabaddoon halgan adag u soo galay aas-aaska Jamhuuriyadda Somaliland wuxuuna ka mid ahaa waayeelkii tirada yaraa ee u guntaday nabadeynta iyo dawlad dhiskii qaranka Somaliland ayuu yidhi Gudoomiye Cabdifataax.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...