Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil Oo Shaaciyay Inuu U Taaggan Yahay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Ee Wakiillada

0
Tuesday June 22, 2021 - 15:52:35 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil Oo Shaaciyay Inuu U Taaggan Yahay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Ee Wakiillada

    Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil Oo Shaaciyay Inuu U Taaggan Yahay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Ee Wakiillada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil Oo Shaaciyay Inuu U Taaggan Yahay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Ee Wakiillada


Hargeisa(HWN):-Xildhibaan Cail Xaamud Jibriil oo ka mida Xildhibaannada cusub ee golaha Wakiillada Somaliland ayaa shaaciyay innuu u tartamaayo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee aqalkaas Wakiillada.
WASIIRKA XIDHIIDHKA GOLAYAASHA SOMALILAND CALI XAAMUD JIBRIIL | Himilo Media Group


Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil waxa uu sheegay inaan Isbahaysiga loo fahmin Cunfi iyo waxyeello loola jeeddo cid gaara, balse waxa uu ku sifeeyay isbahaysi siyaasadeed oo qayb ka qaaddanaaya arrimaha Horumarinta bulshadda iyo Mustaqbalka ummadda reer Somaliland.

Waxa kale, oo uu Xildibaan Cali Xaamud Jibriil uu sheegay haddii ay ku guulaystaan hoggaanka Shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland, inay taasi ka dhigan tahay Hay'addii fullinta (Xukuumadda), iyo Xeer-dejintu inay noqonnayaan laba isku dheelitiran, waxaannu tilmaamay inay si fiican ula shaqayn doonnaan Xukuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi Cabdi, balse waxa uu sheegay inay ku ilaalin doonnaan Sharciga iyo qawaniinta dalka u yaalla.

Loading...
Loading...