"Shaydaankii Muuse Biixi La Faqay, Shaydaan Ka Wanaagsani Inama Soo Marin" Faysal Cali Waraabe

0
Monday June 21, 2021 - 14:07:30 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Shaydaankii Muuse Biixi La Faqay, Shaydaan Ka Wanaagsani Inama Soo Marin" Faysal Cali Waraabe

    "shaydaankaa waan u mahadnaqayaa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"shaydaankaa waan u mahadnaqayaa"

Hargaysa (HWN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Muuse Biixi Shaydaan ku yidhi doorashada waad ku guulaysanaysaaye Doorashada Qabo. "Shaydaankii Muuse Biixi La Faqay, shaydaan ka wanaagsani inama soo marin, wuxuu ku yidhi majooratiga doorashada adigaa heliye Qabo doorashada, shaydaankaa waan u mahadnaqayaaā€¯ ayuu yidhi Gudoomiye Faysal.




Xisbiga Talada haya ee Kulmiye ee uu gudoomiyaha ka yahay Muuse Biixi ayaa Guuldaro balaadhani ka soo gaadhay Doorashadii isku sidkanayd ee golayaasha deegaanka iyo Golaha Wakiilada, kaasi oo helay kuraas yar, halka ay aqlabiyada xildhibaanada golaha wakiiladana ay hantiyeen Mucaaradku.


Dadka udhuun daloola arimaha siyaasada Somaliland ayaa ku dooda in guuldarada Xisbiga KULMIYE ay ka dhalatay Hogaanka liita ee Muuse Biixi.


Hadhwanaagnews

Hargaysa/Office

Loading...
Loading...