Xildhibaan Laabsaalax Oo Farriin U Diray Haweenkii Ku Guuldaraystay Doorashooyinkii Wakiillada Iyo Deegaanka

0
Sunday June 20, 2021 - 17:28:17 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Laabsaalax Oo Farriin U Diray Haweenkii Ku Guuldaraystay Doorashooyinkii Wakiillada Iyo Deegaanka

    Xildhibaan Laabsaalax Oo Farriin U Diray Haweenkii Ku Guuldaraystay Doorashooyinkii Wakiillada Iyo Deegaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Laabsaalax Oo Farriin U Diray Haweenkii Ku Guuldaraystay Doorashooyinkii Wakiillada Iyo Deegaanka


Hargeisa(HWN):-Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo ka mida Xildhibaaannada cusub ee golaha Wakiillada Somaliland, oo ka hadlaayay kulan uu Muuse Biixi u sameeyay Haweenkii Murashaxiinta ahaa ee u tartamaayay goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka, balse aan ku guulaysan inay soo gudbaan, ayaa waxa uu u soo jeeddiyay inaanay niyad-jebin.
Xasan Dhuxul Laabsaalax added a... - Xasan Dhuxul Laabsaalax


Xildhibaan Laabsaalax waxa uu Haweenkaas ku dardaaray inaanay halkaas ku joogsan ee ay siyaasadda sii waddaan, isla markaanna ay wax ka bartaan dariiqii adkaa ee ay soo marreen Xilligii ay ku jireen Olalaha doorashooyinka.

Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo kamid ah xildhibaannada golaha wakiillada ee xisbiga KULMIYE, ayaa haweenka aan ku guulaysan inay hammigooda dhinaca tartanka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka kula dardaarmay inay firfircooni iyo niyad-wanaag ka qaadaan dhibka soo gaadhay oo aanay niyad-jabin, casharrona ka bartaan dariiqa adag ee ay soo mareen muddadii ay ololaha doorashada ku jireen.

Loading...
Loading...