Madaxda Somaliland Maanta Waa Wada Out-Patient - Wadankuna Xaggiidhalinyaraduu U Socdaa.

0
Sunday June 20, 2021 - 10:47:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Somaliland Maanta Waa Wada Out-Patient - Wadankuna Xaggiidhalinyaraduu U Socdaa.

    M BASHE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M BASHE
MAANTA haddaad (focus) ka MADAXDA SOMALILAND waa wada OUT-PATIENT, HADDAY GUURTI TAHA6 HADDAY MADAXWEYNE TAHAY HADDAY WASIIR DAAKHILIYE TAHAY HADDAY WASIIRKII HORE KHAARIJIGA TAHAY OO HADDA AMBAULANCE LOOGU SOO QAADAY IN LAGA DHIGO GUDDOOMIYE BAARLAMAANKA. Intaa aan soo sheegayba CAAFIMAAD koodu aad buu u liitaa, waxay wadanka kasoo qabanayeen way soo qabteen haddaa waa wada hawlgab, war uunbaa loo geeyaa warna waa laga soo qaadaa, xooggii, awooddii, vission kii iyo figrad curintii iyo firfircoonidii way ka dhammaatay wax shaqo ah oo kasoo socdaa ma jirto. Nin walba sacab kiniina ah buu ku seexdaa kusoo Sara fadhiistaa markaa nin Somaliland HORUUMAR la doonayaa waa dhalinyarad aan kontonka gaadhin xisbi kastaa keenaa.



Wadanka isbedelbaa baa kasoo muuqda MARKII Hargeisa Cabdikarim Ahmed Mooge Mayor loo doortay, Burco, Borame iyo Berbera a waa dhalinyaro aan seddex (GA) AAN HAYSAN OO DYNAMIC AH - GABAW- GEERI- IYO GURI JOOGID. raggaa aan kor kusoo sheegay oo dhan wax laga sugaa oo wax qabadi ma jiro waxaa la soo dersay seddex da (GA) FIKIRKOODU WAA GA BAW IYO GOOR AAD DHIMAN, WAX QABAD HA KA SUGINA.


BAARLAMAANKA SOMALILAND HADDUU FARATOON SOO HOR FADHIISTO SOMALILAND SHARCI DEJINTEEDII WAY GOBLANTAY.


XUKUUMADDA MUSE BIIXINA WA AY NOQONAYSAA GOBLA ADDUUNYOY.


M BASHE
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...