Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Rasmiga Ah Ee Guddiyada Doorashooyinka

0
Sunday June 20, 2021 - 10:13:47 in News by
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Rasmiga Ah Ee Guddiyada Doorashooyinka

    Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Rasmiga Ah Ee Guddiyada Doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Rasmiga Ah Ee Guddiyada Doorashooyinka

Muqdisho(HWN:-Raysal wasaaraha  Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray liiska kama dambeyska ah ee wax ka badalka guddiyada doorashooyinka heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo kuwa Somaliland.


Ra’isul Wasaare Rooble iyo Guddiga heer Wasiir ee uu u xilsaaray xaqiijinta ergooyinka ayaa isbedel ku sameeyay 40 xubnood oo ka mid ahaa 67dii xubnood ee cabasho laga keenay, kuwaas oo lagu celiyay dhinacyadii ay markii hore ka yimaadeen.






Loading...
Loading...