War Degdeg Ah: Golaha Deegaanka Burco Oo Doortay Maayar Iyo Ku Xigeen

0
Sunday June 20, 2021 - 09:56:05 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3304
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Golaha Deegaanka Burco Oo Doortay Maayar Iyo Ku Xigeen

    Golaha Deegaanka Burco Oo Doortay Maayar Iyo Ku Xigeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Deegaanka Burco Oo Doortay Maayar Iyo Ku Xigeen

Burco (HWN) Cabdirisaaq Hero ayaa loo doortay maayirka degmada Burco halka Mukhtaar Baaryare-na loo doortay maayar ku xigeenka degmada Burco, 12 Xildhibaan ayaa u codeeyey mid kasta,taasi oo ka dhigan in cod aqlabiyad ah lagu doortay.




Dhalinyaradan ayaa Burco hogaamin doona 5-ta Sanno ee soo socota waxaanay labada mudaneba ka soo baxeen Xisbiga UCID.

Loading...
Loading...