Mudanayaasha Golahiyo, Maayrada Dhamaantood, Maryahan Wada Buluugaah, Midh Su'aal Ah Weeye, Meeshe Ka Keenteen.

0
Saturday June 19, 2021 - 11:50:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudanayaasha Golahiyo, Maayrada Dhamaantood, Maryahan Wada Buluugaah, Midh Su'aal Ah Weeye, Meeshe Ka Keenteen.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Waxaan la yaaba nahay waxan madaxda somalilaan daba dhigay bedladahan buluuga ah.

MUDANAYAASHA GOLAHIYO,MAAYRADA DHAMAANOOW,

MARYAHAN WADA BULUUGA AH,MIDH SU'AALAH WEEYE,

MOQDISHAYDIN JOOGTAAN,MAXAA MALA AWAASHEEN,

MIDABKAAS BULUUGEE,MADAXDEENU XIDHAN TAHAY,

MARADISA DAAYO,MUUQISI ARAGA INDHUBA KA MAGAN,

MEEL KALE UGA JEESTAAN,TUURA MIDABKAN SHAYDAAN.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...