Hargaysi Siday Noqon Doontaa.

0
Saturday June 19, 2021 - 11:43:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 702
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaysi Siday Noqon Doontaa.

    By Hamse Riiraash.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

By Hamse Riiraash.
Waa meel habaas badan ka jiro,wadooyin la mahadiyana Lahayn. Ninka gaadhi wataa waxa u dhaanta lugta.sixmada iyo cidhiidhugana waa mid laga dareemaayo halbowlaha waddooyinka.



Dhan aad u dhaaftaa ma jirto. gaadhi kastana waxa laga qaadaa wado maris.haddana ma hello wado uu toos u maraayo.


Rabaadka iyo bood boodka aad ku dhaafasaabaa jahwareerinaaya madaxaaga taa oo aad u adkaysan Kari waayaso. Marba waad is ciil kaanbinasaa waxa aad Canaan u dirasaa golayaashii hore adiga oo is weyddiinaaya waxan may Naga hagaajiyaana?dadweynuhu ma sidan u doorteen? Wax waddani ahiba miyuuna ku jirin? Oo waa sidee yaa waduud iyo erayo la midad ku celcelinaysay.


Waxa timid dabayl rabbi waxa ay dadweynuhu direen fariin iyaga oo u cumaamad Mr mooge, oo kasbaday qaluubta dadkiisa.


Waxaad moodaysaa ayaamihii ordagan ku hantay guusha dalka turkiga, ama mahatirkii ahaa hogaamiya malayshya ee badalay Dalkaas waxa la moodaa mandelihii u kacay south afrika ayaamihii wanaagsanaa ee quruxda badan ee ay ka talinaayeen koonfurta Africa. Dhamaan hargaysa waxa u baryi doona waa cusub.waxa ay helli doonta wado Nadiifa, alla hagaransiiyo


By Hamse Riiraash.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...