Maayarka Berbera Adeegyada Looga Baahanyahay In uu Qabto Maxay

0
Saturday June 19, 2021 - 11:23:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka Berbera Adeegyada Looga Baahanyahay In uu Qabto Maxay

    W/Q: Hamse Riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash
Berberi waa goob istaatijadeed oo dhacda waqooyi galbeed ee jamhuuriyadda Somali land.


Waa meelaha number one ka ah haddiiba loo eego xaga dhaqaalaha, dakhliga kasoo gallaana waa in aan la koobi Karin.



Waa dhul xeebeed leh dagado kusoo xidhma taa oo laga soo dajiyo badeecadaha Kala duwan iyo sixmada loo wado somaliland iyo soomaali oo idil.


Berberi waa meel Kala socota, waa run in laamiyo laga sameeyay, waa run in quruxdeeda iyo billicdeeda heer sare laga dhigay.dadka qaarkoodna ku tilmaamaan waxa ay ugu yeedhaan dubayda Yar. Haddana waa run in ay Berberi u baahantahay adeegyo badan.


Waxyaalaha ay tahay in kor loo qaadaa waa meesha kaluumaysiga iyo dalxiiskaba labadaa nadhruucna waa mushruucyo aad ugu muhiima.


Dadkuna waa in hellaan laydh jaban iyo icyo si Looga raysto waxbadan xilliyada xagaaga. Waa inuu ciddin ku dadaala siday xaafad kastaa u helli laydh iyo icyo badan.


Ciddin waa inuu ka faa'idaystaa jaanisyadaa u mar labaad ku hantay guusha hawl badanbaana u taalla mudanr ciddin.guulbaan u rajaynayaa mudane Ciddin hadduu taariikh ka tagana madaxweynuuba noqon mustaqbalka.

Hamse Riiraash.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...