"Waxa Laysku Haystaa Aan Kula Casheeyno Iyo Keligay-Baa Casheeynaya" Jamaal Cali Xuseen

0
Thursday June 17, 2021 - 10:26:49 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxa Laysku Haystaa Aan Kula Casheeyno Iyo Keligay-Baa Casheeynaya" Jamaal Cali Xuseen

    Isagoo TVyada Soomaalidda daawanaya oo magaalooyin kala duwan laga soo waramayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isagoo TVyada Soomaalidda daawanaya oo magaalooyin kala duwan laga soo waramayo


No description available.


Beri ayuu nin reer Jabuuti ahi oo dadkan hadalka yar ee aan inta badan hadlin laakiin kolkuu hadlo yidhaahda kelmado micno iyo xikmadba leh laga qoray kalmad muhiim ah.


 

Isagoo TVyadaSoomaalidda daawanaya oo magaalooyin kala duwan laga soo waramayo ayaa wuxuu arkay buuq faro badan, qaylo badan, dagaal badan iyo dadka oo caadifayadooddii cirka ay isku shareertay.


 

Mid kale oo isna yaaban oo isna reer Jabuutiya oo la daawanayey TVga ayaa isagoo yaaban waxan TVgii ka socda iyo dadkan uu ka baqay inay kaba soo dhex baxaan TVga ayuu weydiiyey Oo yidhi; ” huuno maxaa dhacay oo laysku haystaa”.


Ninkii kalena ismuu lurine Wuxuu yidhi; ” huuno wax wayniba Ma jiree waxa laysku haystaa aan kula casheeyno iyo keligay baa casheeynaya, iyo waraa yaakhii dadku ha wada Casheeyo!!!”


 

Aqoonyahan Jamaal_Cali_Xuseen

Loading...
Loading...