Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ku Daba Jira Wiil Hargeysa Ka Taageeray Musharax Xasan Cali Khayre

0
Wednesday June 16, 2021 - 17:37:29 in News by
  • Visits: 1789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ku Daba Jira Wiil Hargeysa Ka Taageeray Musharax Xasan Cali Khayre

    Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ku Daba Jira Wiil Hargeysa Ka Taageeray Musharax Xasan Cali Khayre

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ku Daba Jira Wiil Hargeysa Ka Taageeray Musharax Xasan Cali Khayre



Hargeysa(HWN):-xukuumada Muuse Biixi ayaa ku daba jirta wii lagu magacaabo Cabdiraxiim Axmed Mahdi oo magaalada Hargeysa taageero uga muujiyey musharax Xasan Cali Khayre oo ka mid ah tartamayaasha madaxtinimada Soomaaliya.


ciidamo ka tirsan booliska somaliland ayaa la geeyey guriga ay degan yihiin qoyska Cabdiraxiim kuwaas oo saacado badan gaadh ka hayey isla markaana raadinayey wiilkan balse ciidamada ayaan ku guulaysan inay gacanta ku dhigaan.


Warar xogogaal ah ayaa Hadhwanaagnews u xaqiijinaya in wiilkan uu shalayba ka baxay magaalada hargeisa isla markaana uu u xidh-xidhay dhinacaa iyo garoowe, waxaana la filayaa in uu todobaadka soo socda la kulmi doono xasan khayre.

May be an image of 2 people, people standing, suit and text

Loading...
Loading...