Siyaasi Eeddo Culus U Soo Jeeddiyay Xisbiga UCID, Kuna Baaqay In La Furro Ururaddii Siyaasadda

0
Wednesday June 16, 2021 - 14:57:53 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Siyaasi Eeddo Culus U Soo Jeeddiyay Xisbiga UCID, Kuna Baaqay In La Furro Ururaddii Siyaasadda

    Siyaasi Eeddo Culus U Soo Jeeddiyay Xisbiga UCID, Kuna Baaqay In La Furro Ururaddii Siyaasadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Eeddo Culus U Soo Jeeddiyay Xisbiga UCID, Kuna Baaqay In La Furro Ururaddii Siyaasadda


Hargeisa(HWN):-Siyaasi Nuuraddiin Ibraahim Cabdi Diini oo ka mida siyaasiyiinta reer Somliland, ayaa baaq u diray Madaxweyne Muuse Biixi oo uu u soo jeeddiyay inuu furro ururradii siyaasadda.
DEG DEG:-] Nuuraddiin Oo Iminka Ku Dhawaaqay Inuu Iska Casilay Xisbiga Waddani Iyo Sababta


Siyaasiga Nuuraddiin Diini waxa uu eeddaymo u jeeddiyay Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, waxaannu yidhi "Madaxweyne kol haddaad ku guulaysatay inaad qabato doorashooyinkaas hore ee raaggay, markaa Madaxweyne xilligii ururaddii siyaasadda la furi lahaanna waa la gaadhay. Waxa jira Xisbiyo fadhiid ah oo in badan dalka ka jirey oo nidaamkiisa dmuqraaddi aan wax-ba ku soo kordhin oo qof kaliya sida uu doono ugu dul maamulo masiirkii ummadda.

Haddii aynu eegno doorashaddii 2017-kii Xisbga dhan ee UCID la yidhaahdo maanta waxa ka cod badan Xildhibaan Cabdikarriim Ahmed Moogge. Xisbiga UCID 2017-kii waxay heshay 24,000, halka uu Xildhibaan Cabdikarriim Axmed Mooge isagoo gobol kaliya ka tartamaayay uu helay 26,000, markaa siddee buu Xisbi noocaas ahi dalka uga jiri karraa.

Xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID maaha kuwo la is barbar-dhigi karro, waayo Xisbiga WADDANI waa Xisbi wayn oo saamayn siyaasaddeed leh, waanna Xisbi doonnaaya hoggaaminta dalka oo hadafkiisu yahay innuu XIsbiga talada haya ka riixdo kursiga, laakiin garan maayo waxa uu doonnaayo Xisbiga UCID. Waa Xisbi ku fashilmay innuu ummadda reer Somaliland kasbaddo, waayo Saddex doorasho ayuu galay, waannu ku guuldaraystay saddexdii doorashaba.

Loading...
Loading...