Wax la isku qasbo horumar lagama gaaro

0
Wednesday June 16, 2021 - 10:49:53 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1007
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax la isku qasbo horumar lagama gaaro

    kadibne sifudud ayuu ugu jawabaa," Runti weligeeyba inaa waxyaabaha noocaas ah iska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kadibne sifudud ayuu ugu jawabaa," Runti weligeeyba inaa waxyaabaha noocaas ah iska



In aad jeceshahahay waxa aad qabaneyso, waa waxa kuu fududeyn kara inaad joogteyso waxqabadkaas, in aad joogteysana waa waxa kuu sahli kara inaa gaartid waxa aad rabtid mustaqbalka.

Waxa suurta galiya in uu qof shay guul ka gaaro waa inuu marwalba wadadii geeyneysay guushaas uu hayey uusan marnaba ka joogsan

Tusaale waxaa la arkaa qof shay guul ka gaaray oo laga wareysanayo siyaabaha uu ku gaaray, markaasaa waxaa la weydiinaa, "Sidee ayey kuugu suurta gashay ama yaa kaa caawiyey inaa heerkaan dhan aad soo gaarto"?

kadibne sifudud ayuu ugu jawabaa," Runti weligeeyba inaa waxyaabaha noocaas ah iska sasameyo ayan jeclaan jiray iyo aniga oo yar ayan howlahas bilaabay qof iga caawiyeyna majirin".

Qofkaan heerkaan uu gaaray waxaa ka saaciday ku celcelinta uu ladaba taagnaa iyo joogteeyn badan madama uu ku qabanayey xiiso uu uqabo darteed, taas caksigeeda qof waxa uusan xiiso uheynin qabashadooda guul kama gaaro,

inta badanna wuu ku fashilmaa, sababtoo ah isaga oo marwalba ka cagajiidayo ayuu qabtaa una qabanayo si uu uhelo natiijo degdeg ah ama uu ka leeyahay qabashada waxaan dano gaar ah,

haduu danahaas uu ka kaaftoomo ama uu uhelo wado kafududna maba jirto sabab uu usii wado taasna waxa ay u horseedeysaa in uu joojiyo sameynta waxaas uuna ka gaarin heer sare.

Si aad shay uga guul gaarto dooro nooca xirfad aad jeceshahahay qabashadeeda.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...