Maqaal kan Waxaa Kasoo Dejinayaa 1956 Ilaa 13/06/2021 Oo Berbera La Doortay Mayorkii Iyo Mayor Ku Xigeenkii.

0
Wednesday June 16, 2021 - 10:02:10 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaal kan Waxaa Kasoo Dejinayaa 1956 Ilaa 13/06/2021 Oo Berbera La Doortay Mayorkii Iyo Mayor Ku Xigeenkii.

    Soo Dhaaf, La Dagaalankii Afweyne Iyo Guushii Snm Baa Timi. Waxaad Ogaataa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soo Dhaaf, La Dagaalankii Afweyne Iyo Guushii Snm Baa Timi. Waxaad Ogaataa

 

Xisbullahi Si Degdega Oo Koota Ah Ay Reer Abtigii Ugu Dhiibeen Mohamed Xaaji I Rahim Cigaal Ina Naxar Iyo Suldaan Cabdiqani Ay Kula Tartamaan Hoggaanka. Si Kastaa Ha Ahaatee Waxay Ahayd Sitaasad Markaa Ummadda Hortaalay Si Ingiriiska Looga Soo Wada Horjeesto Oo Loo Kiciyo Cid Kastoo Jeclayd Ingiriiskana Looga Soo Jiito.

Suldaan Abdiqani Wuu Iska Fadhiistay Laakiin Ismaacil Naxar Wuu Ka Galgashay Arintaa Shirrar Hoosadyo Iyo Shirrar Balaadhanba Dareen Wuu Ku Muujiyey Iyadoo La Kala Jabanyeyna Mogadishu Ayaa La Isku Shubay Waa Sababihii Ay Ka Dhalay ' Eray Biixintii Qaldaamiinta' Ee Ay Somalia Bilaa Shuruud Ku Hantiday Somaliland.

Soo Dhaaf, La Dagaalankii Afweyne Iyo Guushii Snm Baa Timi. Waxaad Ogaataan Magaalada Berberi Wey Ka Muhiimsantay Hargeysa, Burco, Bomame, Laascaanood, Ceergaabo Iyo Gebilay Waayo Somaliland Marka Qoys Laga Dhigo Waxaa Ogtihiin Qoys Aan Gaashtiyi Joogin Cidana Uma Soo Geed Fadhiisato, Berberi Waa Gashaanti Caalamku U Soo Geed Fadhiisato, Maraykan, Ruush, China, Egypt, Ingiriis Iyo Ciddii Kaleba Waxaa Isu Keenkeenaa Waa Berbera. 

Siyaasadda Gudaha Mayorka Waxaa Iska Leh Awal Mayor Ku Xigeenka A Waxaa Iska Leh Garxajis. Markii La Daba Gurey Arimaha Xisbiyada Shalay Ina Ciddin Wuxuu Ka Soo Baxay Ucid Laakiin Dhaqankiisu Waa Reerkiisa Markii A Wuxuu Ku Wareegay Xusbigii Reerkooda, Dable Hadduu Maanta Wadani Kasoo Baxay Markuu Kursiga Badhida Saaro Hubaal Waa Kulmiye, Nuur Cadde Wuxuu Kasoo Soo Baxay Wadani Markuu Kursiga Badhida Saaro Dhaqankiisu Waa Wadani Markaa Eesh Qiyaasakum Inan Ku Waa Subag Weel Ku Daatay Sina Uma Xummaado.

Bashe Curri.



 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...