Go'aan Qaadashada Dhafarka ama soo-jeedka Habeenkii

0
Wednesday June 16, 2021 - 09:56:21 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1691
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Go'aan Qaadashada Dhafarka ama soo-jeedka Habeenkii

    kadibna waxa aad isdhaheysaa inyar mobilka soo qabso ee qadka wax cusu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kadibna waxa aad isdhaheysaa inyar mobilka soo qabso ee qadka wax cusu



Waxa aad ka shallaayneysaa in aad hebeen walba dhafartid, waxa aad qaadaneysaa go'aan ah in aad haben dambe dhafrin oo aad waqti horaba iska seexato.

Habenki marki lagaaro fiidki ayaa waxwalbo iska kala qabaneysaa si waqti dheer aad ku hurudo kuugusoo haro, jiif ayad iskusoo diyaarineysaa, wan seexanayaa hben wngsan ayad dadka guriga sheekadooda ugasoo tageysaa, qolkaga ayaad imaneysaa,

kadibna waxa aad isdhaheysaa inyar mobilka soo qabso ee qadka wax cusub ka fiirfiiri inta aadan seexan kahor, tartiib tartiib ayaad 2 saac ama 3 saac mobileka ku qaadaneysaa aaway go'aanki waxba kama jirin, markas kadib ayad hurdo iska baarbaareysaa adiga oo ka xun waqtigii aad iska lumisay????.

Subixi waxa aad hurdada kasoo tooseysaa

adiga oo madaxa ku xanuunayo,

Hadii aadan jiif ku noqonin maalintaas dhan xaladaada wey qasantahay, qof xanaqsan ayadna noqoneysaaa, hadii aad jiifka kunoqotidna waqti badan ayaa kaa lumaayo ood wax kuqabsan lahayd.

Habenki marka aad waqti fican seexato:

1.Subixi waxaad kasoo tooseysaa adiga oo faraxsan, diyaaarna u ah waxyaabaha aad qabsan lahed in aad horay usii bilaabato.

2. Iyadoo ayna muhiim kula noqonin in aad ku noqsato hurdo, madama aad jiiftay tusaale 7 illaa 8 saacadood.

3. Waqtiga oo kuu barakooba, madama qeyb kamid ah maalinti aadan hurdo ku laabanin.

4. Adiga oo habenka kuxiga daalan oo dhaqsi seexda, madama maanta odhan aadan seexan oo jirka iyo maskaxdaba ay daalanyihiin.

5. Adiga oo ka nabad gala dhibaatoyinka uu dhafarku leeyahay.



Iqra Ipra Mohamed

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...