Musharixiin Hargeysa Iyo Burco Uga Tartamayey Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Dacwad U Gudbiyey Maxkamada Sare

0
Tuesday June 15, 2021 - 14:22:44 in News by
  • Visits: 2948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharixiin Hargeysa Iyo Burco Uga Tartamayey Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Dacwad U Gudbiyey Maxkamada Sare

    Musharixiin Hargeysa Iyo Burco Uga Tartamayey Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Dacwad U Gudbiyey Maxkamada Sare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharixiin Hargeysa Iyo Burco Uga Tartamayey Xisbiyada Ucid Iyo Waddani Oo Dacwad U Gudbiyey Maxkamada Sare

Maxakamada Sare Ee Somaliland ayaa Aqbashay Dhagaysiga Dacwad ay gudbiyeen laba musharax oo xisbiga waddani uga tartamayey gobolka Maroodi jeex iyo musharax xisbiga Ucid iga tartameyey Burco oo musuqmaasuq lagu sameeyey codadkii ay heleen.


Dr. Ciise Kayd , Yusuf Saciid Oo xisbiga Waddani Golaha Wakiiladda Uga sharaxnaa Gobolka Maroodi Jeex iyo Jamaal Cabdi Oo Isna Xisbiga UCID Golaha wakiiladda Uga sharaxnaa Togdheer ayaa dacwadooda laga aqbalay.

Murashaxiintan ayaa Ka Biyo Diiday, Kuna Cawday In Wax Isdaba marin lagu Sameeyay Natiijadda Hordhaca ah ee Doorashadii Golaha Wakiiladda 31 May Somaliland Somaliland dhacday.
May be an image of 5 people and people standing
May be an image of 3 people and people standing

Loading...
Loading...