Dawlada Itoobiya Oo Hay'addaha Gargaarka Ku Eedaysay Inay Hub Galiyaan Gobolka Tigrey

0
Tuesday June 15, 2021 - 11:41:53 in News by
  • Visits: 901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Itoobiya Oo Hay'addaha Gargaarka Ku Eedaysay Inay Hub Galiyaan Gobolka Tigrey

    Dawlada Itoobiya Oo Hay'addaha Gargaarka Ku Eedaysay Inay Hub Galiyaan Gobolka Tigrey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Itoobiya Oo Hay'addaha Gargaarka Ku Eedaysay Inay Hub Galiyaan Gobolka Tigrey


Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala gobolka Tigraay inay isku dayayaan inay hub si sharci darro ah ku geliyaan gobolkaas.

Taliyeyaashii ciidammada Itoobiya oo xilka laga qaaday - BBC News Somali


Wuxuu sheegay in Itoobiya ay ka walaacsan tahay olole ka dhan ah sida ay ula tacaaleyso xaaladda gobolka Tigraay.


Demeke ayaa ugu baaqay shakhsiyaadka iyo saaxibada beesha caalamka inay faraha kala baxaan arrimaha gudaha Itoobiya.


"Waa wax aad looga walaaco in qaar kamid ah xubnaha beesha caalamka ay bilaabeen olole ay ku wiiqayaan midnimada, madaxbanaanida iyo isku duubnimada iyagoo ku marmarsiinyo ka dhiganayo inay wadaan gargaar banii’aadanimo”


Loading...
Loading...