Waa Maxay Lacagta Bitcoin?

0
Tuesday June 15, 2021 - 10:16:25 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1560
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay Lacagta Bitcoin?

    Halkee laga leeyahayse?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkee laga leeyahayse?



Lacagta bitcoin waa lacag lagu kala diro qaabka online bankingka Waxanay Dunida Soo Gashay 2008 ayadoo 1bitcoin udhigmayo 1cent oo dollar ah ina lagu badalayay 100cent oo bitcoin oo micneheedu tahay inaany qiimo lahayn waxayna centigii ugu horeeyey lasameeyey 2007 waxaana laga maamula hal website oo ugaara

Sanadkii 2011 1bitcoin wuxuu noqday 35$ oo maraykana sanadkii 2016 1bitcoin wuxuu isku badalay 11,03$ halkay marba heer gadhaysay mararka qaarna hoos udhacaysay ilaa hadda 2021 ay marayso 35,272.80$ 1bitcoin uu marayo lacagtana somaligana 20,954,758.50 internetkana sarifkeedu xataa soomali shiling usidda umarayo

Lacagtan asalkeeda ilaa hadda dawladaha caalamku ay ku dawakheen meesha laga leeyahay waxana websiteka kuqoran ninka lacagta sameeyey magiciisa kuqoran joum nakayoto wa magac japanese ah hadda kahor nin reer japan ah sheegta magacaas markii hayadaha sirdoonku dabagaleena wax raad ah laguma helin ilaahada cid lama garanayo cid weerar dhanka internetka kuqaadayna lama hayo waana lacagta aduunka ugu qaalisan uguna qiimaha saraysa waxaana laga isticmaala suuqyo kamida caalamka sida suuqyada madaw lamana garanayo cid wadata iyo cid loodirayaba intaba hadaad hal bitcoint haysato cid kuma oga maxaa yeelay suuq gaara ayaad udiraysa oo interntka ah managarnysid gunaanadkii websitekan wuxuu sheegay in lacagtani suuqaqa ka bixi doonto sanadka 2113 waxana laga isticmaala dadal kooban oo ogolaaday iyo bangiyo gaara jaamacadaha qaarna fiiga waalagu bixiyaa sida dalka japan.



W/Q/ Farxaan Mohamed Ahmed


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...