Tecnologyga Alle Vs Tecnologyga Dadka

0
Tuesday June 15, 2021 - 09:52:56 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Tecnologyga Alle Vs Tecnologyga Dadka

    Dadkii Waxay Fuuleen Diyaarad LKN Nabi Suleymaan Wuxu Fuuley Dabayl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadkii Waxay Fuuleen Diyaarad LKN Nabi Suleymaan Wuxu Fuuley Dabayl



Dadku Waxay Gaadheen Dayaxa LKN Muxamed Wuxuu Gaadhay Samada Sare

Dadku Haystaan Internet High Speed LKN Nabi Suleymaan Wuxuu Haystey Nin Isha Bidhiqdeed Ku Keenay Qasrigii Balqiisa

Dadkii Waxay Fuuleen Diyaarad LKN Nabi Suleymaan Wuxu Fuuley Dabayl

Dadkii Dhulka Waxa Kala Baray Settlite LKN Dulqarnayn Wuxuu Dhulka Oo Dhan Kala Yaqanay Bila Settlite

Dadkii Waxay Barteen Cilmi Nafsiga (Psycology) LKN Nabi Khadar Wuxu Gaadhay Heer Uogaado Waxa Gidaarka Ku Hoos Jira

Dadkii Waxay Barteen Biyaha Raga In Lagu Bacrimiyo Dumarka LKN Nabi Ciise Bilaa Aabaa La Abuurey

Dadkii Waxay Sameeyeen Diyaarado Gantaal Waxku Babinayana LKN Allah Wuxu Aburay Shimbiro Dhagax Waxku Baabiyay Iyo Inkalo Badan (Maxaad Ku Dari Laheyd Adiga?)



 

Farxaan Mohamed Ahmed

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...