Liiska Magacyada Maayaradii soo Maray Hargaysa iyo Beelahooda.

0
Monday June 14, 2021 - 11:41:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 3455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Magacyada Maayaradii soo Maray Hargaysa iyo Beelahooda.

    W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cali Cabdi Coomay
Magaca                                                      Muddad                        Beesha


Aadan Cumar Fure (Aadan Xaniid).......1950 ilaa 1959......Sacad Muuse/Cabdalle sacad



Ismaaciil Cobali..........................................1959 ilaa 1962......Ciidagale/Reer Liibaan


Maxamuud Xaaji Axmed...........................1962 ilaa 1967.....Ciidagale/Reer Muuse


Axmed Ibraahim Guunje............................1967 ilaa 1968.......Isaxaaq/ Cabdalle Isaxaaq


Axmed xaashi Dhuule..................................1968 ilaa 1969........Ciidagale/Reer Guuleed


Axmed Jimcaale...................................Apr 1969 ilaa Oc 1969..Sacad Muuse/ Reer Axmed


Maxamed Case..........................................1971 ilaa 1972.........H/Jeclo/ Muuse Abokor


Maxamuud Shirwac Diiriye.....................1972 ilaa 1973.........Sacad Muuse/Jibriil Abokor


Kaptan Shariif.............................................1974 ilaa 1975.......Hawiye/Xawaadle


Cumar Salaad Cilmi....................................1975 ilaa 1977.......Hawiye/Habar Gidar


Jaamac Geele Nuur.....................................1980 ilaa 1982.....H/Yoonis/Muuse Carre


Xaashi Muuse Xuseen.................................1982 ilaa 1987....Sacad Muuse/Reer Samatar


Ibraahin Sh.C/raxmaan X. Xuseen.........1987 ilaa 1988...Sacad Muuse/Reer Cabane


Barre Nuux Xaaji C/laahi............................1991 ilaa 1992..Sacad Muuse/Rer Cabane


Cumar Boobe................................................1992 ilaa 1993..Sacad Muuse/Bah Gobo


Maxamed Xaashi Cilmi.....................................1994 ilaa 1996..Sacad Muuse/Reer Gadiid


Muuse Maxamed Yuusuf.................................1996 ilaa 1997..Arab/Subeer Celi


Cali Xasan Maxamuud (Cali Asad)..................1997 ilaa 1999...Sacad Muuse/Reer Axmed


C/raxmaan Ismaaciil Cadami...........................1999 ilaa 2000..Sacad Muuse/Reer Axmed


Cawl Cilmi Cabdalle.............................................2000 ilaa 2002..Isaxaaq/Qaasim


Axmed Maxamed Maxamuud (Axmed Dheere)........July 2002 ilaa Feb 2003..Cabdalle
Isaxaaq.


Xuseen Maxamuud Jiciir....................................2003 ilaa 2012...Ciidagale/Reer Iidle


Yuusuf Warsame Siciid.....................Jan 2013 Ilaa April 2013...Sacad Muuse/Reer Axmed


C/raxmaan Caydiid Soltelco....................2013 ilaa July 2021........Sacad Muuse/Reer
Gadiid


Cabdikariin Axmed Mooge...........filo dhawaan.


Cali cabdi coomay

Suxufi, qoraa ah.


Hargaysa, somaliland


Tixraacyo:
British Administration office......Unpublished paper
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya (1970)......Kaydka
Xusuus qorkii Cawad Geele Cumar....1990
Yuusuf Gablaax Guray....goob-jooge..1950 ilaa 2013

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...