Reer Cumar Kirix Iyo Reer Cabdiraxmaan Cismaan Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum X. Cabdiwaraabe.

0
Saturday May 11, 2019 - 13:24:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer Cumar Kirix Iyo Reer Cabdiraxmaan Cismaan Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum X. Cabdiwaraabe.

    Reer Cumar Nuur Kirrix iyo Reer Cabdiraxmaan Cismaan Raage oo jooga dalka Canada,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reer Cumar Nuur Kirrix iyo Reer Cabdiraxmaan Cismaan Raage oo jooga dalka Canada,

gaar ahaan magaalada Toronto waxay Tacsi u dirayaan Qoyska, Ehellada, qaraabadda iyo guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Xaaji Cabdikarriim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe).

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...