Faa'iidooyinka Laga Helo Biyaha La Cabo

0
Monday June 14, 2021 - 10:24:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faa'iidooyinka Laga Helo Biyaha La Cabo

    Kor u qaadida cafimaadka ee kilyaha.Biyaha wuxuu ka hortagaa in ay dhawac soo garaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kor u qaadida cafimaadka ee kilyaha.Biyaha wuxuu ka hortagaa in ay dhawac soo garaan



Subixii hore marka aad kacdid waxaad u bahan tahay in aad cabtid hal galaas oo biyo ah.

Galaaskaas biyaha wax badan ayuu wax u tarayaa jidhka.Faaidooyinka laga helo biyaha waxaa kamid ah

Tamar siin dhanka maskaxda ah

Kor u qaadida cafimaadka ee kilyaha.Biyaha wuxuu ka hortagaa in ay dhawac soo garaan kilyaha iyo in aysan ku sameysman dhagxaan.

Isku dheeli tirka aashitada caloosha

Qurxinta maqaarka biyaha waxay soo saraan qurxinta maqaarka.

Biyaha waxay kor u qadaan candhuufta ama sameynta candhuufta.Haddii uu jidhka ku yar yahay biyaha waxaa qatar gali kara in ay dildilacaan bishimaha iyo maqaarka.

Dhiigga jidhka 100kiiba 90 waa biyo.jidhka wuxuu u bahan yahay biyo joogta ah.Si ay xubnaha jidhka u helaan oxygen waxaad u bahan tahay in aad cabtid 3 liter oo biyo ah (maalintii)

Culumada cafimaadka waxay shegaan biyaha in ay yareeyan misaanka halka kuwa qarkood yiradaan cab hal galaas oo biyo ah cunnada ka hore si dheefshiidka caloosha isku dheelitirmaan.

Cabidda biyaha waxay la dagalamaan hurddo yarida qofka waxay siyaan hurdo isku dheeli tirsan..

Cabidda biyaha badan waxay yareyaan stresska,walwalka iyo isku buuqidda dhanka maskaxda ah.



Dr Cadceed

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...