Maayarka Berbera Oo Lagu Eedeeyey Inuu Afduub Ku Haysto Mudane Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Cusub
Maayarka Berbera Oo Lagu Eedeeyey Inuu Afduub Ku Haysto Mudane Ka Mid Ah Golaha Deegaanka Cusub
Wararku waxay xaqiijinayaan in Maayarkii hore ee Berbera Md. Cidin uu maalintii labaad af-duub ku haysto Xildhibbaan Nuurcadde oo ka mid ahaa Xildhibbaanadii dhawaan u soo baxay Golaha Deegaanka Degmada Berbera.
Cabdishakuur Cidin oo mar kale u ordaaya Maayarnimada Berbera, ayaa sababta uu u qafaashay Xildhibbaanka lagu sheegay inuu ka cararaayo in uu u codeeyo ninka kale ee ay tartanka adag ku wada jiraan ee Dable oo u muuqda nin aqlabiyad isagu ku haysta Golaha Deegaanka Berbera.
Loading...
Loading...