Todobada hadaf ee wax loo akhriyo

0
Sunday June 13, 2021 - 10:03:21 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Todobada hadaf ee wax loo akhriyo

    cilmi baaris inuu samaynayo oo uu daraasaynayo aqoon ka maqan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

cilmi baaris inuu samaynayo oo uu daraasaynayo aqoon ka maqan.




 1=aqoon guud in uu qofku ka helo waxa uu aqrinayo.

2= inuu ogaanayo macluumaad uu kitaab gaara xambaarsanyahay.


3= inuu wax muraajacayn ula ujeedo sida inuu imtixaan AMA darsi uu qaatay diyaarinayo.

4=cilmi baaris inuu samaynayo oo uu daraasaynayo aqoon ka maqan.

5= inuu doonaye akhristuhu inuu saxo cilmi hore oo laqoray,ama uu soo gaabinayo kutub dheer.

6=inuu qofku aqrinayo maduuc gaara oo uu xiiseeyo uuna doonayo inuu ku noqdo qof cilmigaas wax laga waydiiyo.

7=inuu wax u aqrinayo oo uu ku hormarinayo xirfad AMA shaqo uu isagu ka shaqeeeyo si uu u noqdo qof

 waxa uu qabanayo cilmi u leh.

#xigasho.كتاب القراءة الذكية

Cabdiqaadir
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...