Isbahaysiga Xisbiyda Mucaaradka Oo Shaaciyay Xisbiga Qaadanaya Maayarka Iyo Ku Xigeenka Burco

0
Saturday June 12, 2021 - 07:37:24 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isbahaysiga Xisbiyda Mucaaradka Oo Shaaciyay Xisbiga Qaadanaya Maayarka Iyo Ku Xigeenka Burco

    Isbahaysiga Xisbiyda Mucaaradka Oo Shaaciyay Xisbiga Qaadanaya Maayarka Iyo Ku Xigeenka Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isbahaysiga Xisbiyda Mucaaradka Oo Shaaciyay Xisbiga Qaadanaya Maayarka Iyo Ku Xigeenka Burco

Hargaysa (HWN) Isbahaysiga ay samaysteen Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa kulan ay yeesheen ku go’aamiyey xisbiga qaadanaya Maayarka iyo Maayar ku xigeenka Degmada Burco.



Waxayna isbahaysigu sheegeen in maayarka iyo ku-xigeenkiisa Magaalad Burco uu qaadanayo xisbiga UCID, lana doonayo in laga dhigo maayarka Burco, Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Hero), halka ku xigeenkana la rajaynayo in laga dhigo Dr. Mukhtaar Cabdi Maxamuud (Baaryare)


Xisbiga Waddani ayaa isagu qaatay maayarka Hargaysa oo lagu wado in laga dhigo Musharixii ugu codka badnaa Golaha Deegaaka Hargaysa, Cabdikariim Axmed Mooge, halka ku xigeenkiisana uu qaatay Xisbiga UCID.

Loading...
Loading...