Xanuun Soo Wajahay Geela, Iyo Dad Hilibkiisa Cunay Oo Xaaladooda Caafimaad Laga Dayrinayo
Xanuun Soo Wajahay Geela, Iyo Dad Hilibkiisa Cunay Oo Xaaladooda Caafimaad Laga Dayrinayo
Hargeysa(HWN):- ku
Dhawaad 14 qof Oo Ku nool degaanka Caran careey oo ka tirsan Degmaada Xarshin
Ee Dawlada Degaanka Somalida Itoobiya ayay Xaaladoodu Caafimaad ay
Culustay ka Dib markii Ay cuneen Hilib Geel.
Geela Deegaanadaasi ayaa waxa soo wajahay xanuun aan hore lagu arag degaanadasi, wasaarada xananada Xoolaha Itoobiya Ayaana ka fulisay talaal ay Kula Tacalaysay Xanuunkasi Soo wajahay Geela, Balse Talaalkasi Wax Isbedela kumuu Samayan Xoolahasi.
Wasaarada xananada
xoolaha itoobiya ayaa Dhiig ka Qaaday Xoolahsi Waxayna Bulshada ugu
Baaqaday In Aan la cunin Hilibka Geela iyo caanahooda Ilaa inta Laga ogaanayo
Xanuunkani wuxu yahay
Hadhwanaagnews
Hargaysa/Office
Loading...
Loading...