Maamul Goboleedka Puntland Oo Sharci Adag Ka Soo Saaray Gudniinka Iyo Daroogada

0
Friday June 11, 2021 - 20:38:39 in News by
  • Visits: 911
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul Goboleedka Puntland Oo Sharci Adag Ka Soo Saaray Gudniinka Iyo Daroogada

    Maamul Goboleedka Puntland Oo Sharci Adag Ka Soo Saaray Gudniinka Iyo Daroogada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamul Goboleedka Puntland Oo Sharci Adag Ka Soo Saaray Gudniinka Iyo Daroogada

 


Hargeysa(HWN):-dawlada maamul goboleedka Puntland ayaa ansixiyey sharci ka dhan ah gudniinka fircooniga ah ee hablaha.



Shir ay yeesheen golaha wasiirada maamul goboleedka Puntland ayaa dood iyo falanqeyn ka dib cod aqlabiyad leh ku ansixiyey xeerka Gudniinka Gabdhaha iyo Xeerka Daroogada oo ay Golaha u soo gudbisay Wasaaradda Cadaaladda Puntland.

May be an image of 6 people, people standing, people sitting and indoor
May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 1 person and sitting


Loading...
Loading...