Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Shaqeeyey In Siciid Cudhay U Tanaasulo Cabdikariim Axmed Mooge

0
Friday June 11, 2021 - 20:30:49 in News by
  • Visits: 1784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Shaqeeyey In Siciid Cudhay U Tanaasulo Cabdikariim Axmed Mooge

    Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Shaqeeyey In Siciid Cudhay U Tanaasulo Cabdikariim Axmed Mooge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Shaqeeyey In Siciid Cudhay U Tanaasulo Cabdikariim Axmed Mooge


Hargeysa(HWN):-Mudanaha loo doortay golaha deegaanka Hargeysa Siciid Cabdisamad Cudhay ayaa shaaciyey inuu ka tanaasulay hankiisii uu ku tiigsanayey maayarka caasimada.

May be an image of 3 people and people standing


Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayey wararku sheegayaa inuu ka shaqeeyey tanaasulka uu muujiyey mudane Siciid Cudhayoo taageero u Cabdikariim Axmed Mooge oo dhiniciisa guclo orod ugu jira inuu noqdo maayarka magaalada Hargeysa

Faysal Cali Waraabe, ayaa Siciid Cudhay u watay Maayar Caasimadda ka hor intii aanay soo shaac bixin mucjisadii uu sameeyey Abdikariim Mooge oo 26 kun oo cod kaga soo baxay Waddani.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Xubnaha Gole Deegaanka ah ee taageersan Abdikariim Ahmed Mooge, ayaa kulan uga socdaa Magaalada Hargeysa, kaas oo lagaga hadlay Arrinta Maayarnimada Hargeysa oo loollan adag ka taagan yahay.

Faysal Cali Waraabe, ayaa la filayaa inuu taageero Maayirnimada Mooge, isaga oo dhinaca kalena ka shaqaynaya loo heshiisiin lahaa murrashax Maayar ee Siciid Cabdisamad Cudhay iyo Cabdikariim Ahmed Mooge, oo labadooduba damac ka hayo Hoggaaminta Golaha Deegaanka ee Hargeysa.


Loading...
Loading...