Wasiir Mohamed Kaahin Siday Wax U Dhicidoonaan Buu Iftiimiyey.

0
Friday June 11, 2021 - 19:18:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Mohamed Kaahin Siday Wax U Dhicidoonaan Buu Iftiimiyey.

    W/Q: Baashe Curri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Baashe Curri

Horta waa inaynu ogaano inaynu MAAMUL Afrikaana nahay oo qabaaila oo ilaa Madaxweyne ilaa Baalashle( and in between) iyo inta u dhaxaysa waxaynu eryanaynaa waa nolol maalmeed shakhsiyeysan, qoysaysan oo reeraysan. Markay sidaa tahay WASIIR KASTAA wuxuu ku shaqaynayaa oo UU ku hadlayaa RABITAANKA MADAXWEYNAHA markaa badi (leakage) waxaa laga helaa oo hadalkoodu muujiyaa RABITAANKA MADAXWEYNAHA HADDII KALE WAXAA KU FILANYEY WAREEGTO IYO XUKUNKU WAA MEERTO. Markaa WASIIRKA Mohamed KAAHIN wuxuu ku hadlayey RABITAANKA MADAXWEYNAHA kaasoo UU sheegay Golaha Baarlamaanka haddaanay siduu madaxweynuhu rabo u heshiin fadhi loo qaban ayaa majiro. Wuxuu raaciyey Anigoo Maayarada Xukumana shir uma qabanayo illaa sida madaxweynuhu rabo ay u heshiiyaan mooyaane. Waa beentii anaa xukuma Maayarada oo UU kuwa cusub u sheegayaa. Hadduu Maayarada xukumo muxuu HARGEYSA sida Maayor Selteeko LACAGTA CASHUURTA ugu bililiqaysanaayey sideed sano u odhanwaayey anaa Maayorada Xukuma oo uga qaban waayey tunka XBJ/NTR/ BIIB TU SHAQAYNWAYSAY WAXAASI WAA MARKUU MADAXWEYNUHU DOONO AYAA SHARCIGA LA ISTICMAALAYAA. WAXAA HADALKII INA KAAHIN KA DHEX MUUQDAY XUKUUMADDA MA RABTO IN AY MAAYORKA HARGEYSA Cabdikarim ka boobto oo wey ogoshay Laakiin waxay rabta a Gudoomiye Baarlamaanka oo ( Switch) noqda sidii Bashe Farah oo ON/OFF KU SHAQEEYA LAAKIIN HADDII XILDHIBAANADU TAYO LEEYIHIIN SIDA CABDIKARIM IYO BARKHAD XUKUUMADDA RABITAANKEEDU WAA HAL-BACAAD LAGU LISAY.



XUKUUMADDu afar sano ayey GO doon HAAD GEED WAAYEY ahayd dhinaca reeraha, dhinaca siyaasadda gudaha iyo Tadebadaba hadday DOORASHADAN Ina Mooge BOOBTO WAXAY GELAYSAA XAALAD CUSUB OO MUGDI IYO QAYLO SIYAASADEED, INA AXMED MOOGE A MAAYORNIMADA WUU ISKA CASILA YAA WAA A SOMALILAND OO MUGDI GASHAY DANTA MUSE IYO ISUSOO DHOWEY TA UMMADDA AYa Cabdikariim Mooge ku JIRTA SIDAASAA khubarada siyaasadda soo daraarixiyeen.


LAAKIIN REER MIYIGA SOMALIDU WAXAY KU MAAHMAAHAAN ' DAWLADI INDHA QUDHAANJAY LEEDAHAY WAX YAR OO NAQAN BAY ARagtaa markaasaa laga fujin kari waayaa. Danteedu iyo cawradeeda oy asturtaa Cabdikarim AXMED Moogay ku JIRTA, israaca reer HARGEYSA ee reer Mooge huruu qalbiga reer HARGEYSA ugu jirtay oo Mohamed Mooge Libaan baa ku beeray haatan Cabdikarim boodhkuumbuu ka tumayaa. Ummadda history geeda ilaalin weydaa ummad ma noqoto. Waxaa hubaa xitaa Muse BIIXI iyo Mohamed KAAHIN TAA wey og yihiin.


M Bashe

Ciddii rayi kale haysaa keen.

BASHE CURRI

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...