Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Guuldarada Musharixiinta Beelaha Arab Ka Soo Gaadhay Doorashooyinkii Wakiilada Iyo Deegaanada

0
Friday June 11, 2021 - 15:51:20 in News by
  • Visits: 4727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Guuldarada Musharixiinta Beelaha Arab Ka Soo Gaadhay Doorashooyinkii Wakiilada Iyo Deegaanada

    Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Guuldarada Musharixiinta Beelaha Arab Ka Soo Gaadhay Doorashooyinkii Wakiilada Iyo Deegaanada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Guuldarada Musharixiinta Beelaha Arab Ka Soo Gaadhay Doorashooyinkii Wakiilada Iyo Deegaanada

Hargeysa(HWN):-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay guuldarada beelaha arab ka soo gaadhay doorashooyinkii ka dhacay somaliland.

Buurmadow - Wikipedia


Boqor Buurmadow ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu kaga hadlay halka uu maray codkii ay ku soo bixi lahaayeen xildhibaanada beelaha Arab ee guuldaradu ka soo gaadhay doorashooyinkii dhacay 31-kii May, waxaanu qoraalkiisa ku yidhi:-


"Soomalilandhadii aynu nahay intii aynu kudhawaaqnay. Gooni isutaaga guulaha horimarineed waxaanay cidina ku gaadhayn beelwaynta arab shiikh isxaaq.

Waa reerkii ugu horeeyey ee bilaabay astaanta Ciidan qaranhubkoodii kuwareejiyey Shuruud la aan taas oo beelaha kalena kaga daydeen waxay hormuud ka noqdeen Dawladnimada soomaliland Marlabaad waxay hormuud kanoqdeen Dimuqraadiyada soomaaliland waxay kaguureen doorashadii qabiilka waxay codkoodii siiyeen barkhad batuun iyo Cabdikariin axmed mooge iyaga oo aan cod fiican siinin musharixiintoodiimaantana Waxay horseed unoqdeen dimuqraadiyadii Anigana faan iigu filan oo waa reer ayeeygay hambalyo ayaanleeyahay.


Loading...
Loading...