Mudane Shaaciyey Inaanu Ka Tanaasulin Damacii Kaga Jiray Maayarka Caasimada Hargeysa

0
Friday June 11, 2021 - 15:41:31 in News by
  • Visits: 2506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudane Shaaciyey Inaanu Ka Tanaasulin Damacii Kaga Jiray Maayarka Caasimada Hargeysa

    Mudane Shaaciyey Inaanu Ka Tanaasulin Damacii Kaga Jiray Maayarka Caasimada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudane Shaaciyey Inaanu Ka Tanaasulin Damacii Kaga Jiray Maayarka Caasimada Hargeysa

Mudanaha loo doortay inuu ka mid noqdo golaha deegaanka Hargeysa Siciid Cabdisamad Axmed (Cudhay) oo ka soo baxay xisbiga Ucid ayaa beeniyey warar sheegay inuu ka tanaasulay damac kaga jiray maayarka caasimada.



Mudane Siciid Cabdisamad (Cudhay)' ayaa qoraal uu soo bandhigtay bartiisa Facebook waxa uu ku sheegay inaanu ka tanaasulin damacii kaga jiray inuu noqdo maayarka magaalada Hargeysa, waxaanu qoraalkiisa ku yidhi:-


Asc

Anigoo ah Siciid Cabdisamad Cudhay kana soo baxay Xisbiga Ucid golaha deegaanka caasimada Hargaysa kana tirsan xisbigaas waxaan halkan bulshada ugu cadaynayaa in isbahaysigii labada xusbi ee Ucid iyo Wadani uu yahay mid shaqaynaya soona baxayo go’aamadii lagu heshiiyay anigana wali hankaygii yahay sidiisii.

Alla Mahad leh.

Xildhibaan Siciid Cabdisamad Cudhay


Loading...
Loading...