Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Diidday Inay Dhagaysato Dacwadda Loo Haysto Xildhibaan Dhakool

0
Saturday May 11, 2019 - 10:27:13 in News by A. Asbaro
  • Visits: 5257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Diidday Inay Dhagaysato Dacwadda Loo Haysto Xildhibaan Dhakool

    Hargaysa(HWN):-Waxa saaka Maxkamadda gobolka Maroodijeex la horkeennay Xildhibaan Dhakool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(HWN):-Waxa saaka Maxkamadda gobolka Maroodijeex la horkeennay Xildhibaan Dhakool

Hargaysa(HWN):-Waxa saaka Maxkamadda gobolka Maroodijeex la horkeennay Xildhibaan Dhakool oo ka tirsan Mudanayaasha aqalka Wakiillada oo habbeen hore ay Ciiddammada Boolisku Xabsiga u taxaabbeen.

Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Maroodijeex Cabdi Qawdhan ayaa ganafka ku dhuftay Dacwaddii lagu soo ooggay Xildhibaan Dhakool, waxaannu sheegay inaanu Xadhiga Xildhibaan Dhakool sharciga khilaafsan yahay, maaddaama aan Xasaannada laga qaadin.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Maroodijeex Cabdi Qawdhan waxa kale, oo uu sheegay inaanay Maxkamaddu dhagaysanayn eeddaymaha loo haysto Xildhibaan Dhakool ilaa inta golaha Wakiilladu ay ka fadhiisanayaan, isla markaanna ay Xasaannada ka qaaddayaan, hase yeeshee imika Xadhigiisu uu Sharci-daro yahay, waxaanna dib loogu celiyay xarunta CID-da ee Caasimadda Hargeisa.

Hadhwanaagnews,Office

Hargeisa,Somaliland


Loading...
Loading...