Xisbiga Waddani Oo War Cusub Ka Soo Saaray Hanka Maayarnimo Ee Cabdikariim Axmed mooge

0
Friday June 11, 2021 - 15:38:20 in News by G. Good
  • Visits: 1910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo War Cusub Ka Soo Saaray Hanka Maayarnimo Ee Cabdikariim Axmed mooge

    Xisbiga Waddani Oo War Cusub Ka Soo Saaray Hanka Maayarnimo Ee Cabdikariim Axmed mooge

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani Oo War Cusub Ka Soo Saaray Hanka Maayarnimo Ee Cabdikariim Axmed mooge

Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun, ayaa sheegay in axsaabta mucaaradku anay kasoo horjeedin hanka mayor nimo ee Cabdikariim Axmed Mooge Liibaan.

Lis Dairy



Afhayeenka ayaa sheegay in xisbiga Waddani uu soo saaray Cabdikariim ayna taageersanyihiin hankiisa.

"Dareenka soo baxaya ee sheegay in axsaabta mucaaradka ahi anay arrinta Cabdikariim kawada sinayn, taas waxan leeyahay waa arrin aan meesheeda leekayn” ayuu yidhi.

"Cabdikariim abuurkiisa siyaasiga ahi wuxu ku yimid rabitaanka iyo ogolaanshaha guddoomiyaha xisbiga Waddani”.

Cabdikariim 8 xildhibaan ee uu wataaba waa mucaarad, lama hayo hal xildhibaan oo muxaafad ah oo taageersan” ayuu hadalkiisa ku daray.

Afhayeenka ayaa sheegay in uu aad ugu niyadsanyahay in Cabdikariim noqon doono mayorka caasimada Hargaysa.

"Alle dayici mayo dadaalkii ay sameeyeen dadka gobta ah ee gobolka maroodi jeex, waxanan isleeyahay Alle xagiisa ayaa laga aqbalay, rajo wayn baanan ka shakhsi ahaan ka qabaa in Cabdikariim uu noqon doono mayorka caasimada” ayuu yidhi.

Cabdikariim Axmed Mooge Liibaan oo ahaa xildhibaankii ugu codka badna abid doorashooyinka Somaliland, ayaa loolan adag ugu jira sidii uu u noqon laha mayor ka caasimada Hargaysa.

Loading...
Loading...